Wasiir Ducaale oo booqday xerada tababarka ciidamada ee Har-qaboobe (Sawirro)

Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islaaw Ducaale oo maanta socdaal ku tegay magaalada Guriceel ayaa booqday xerada Har-qaboobe ee tababarku uga socdo ciidamada xoogga dalka ee loo diyaarinayo xoreynta deegaannada Galmudug. Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo saraakiisha ciidanka ka xog wareystay xaaladda ciidanka tababarka ku jira iyo sida ay u socdaan howlaha … Continue reading Wasiir Ducaale oo booqday xerada tababarka ciidamada ee Har-qaboobe (Sawirro)